Siyaabo oo Aad youtube kaaga kor ugu qaadi kartid

 

Siyaabaha aad youtube kor ugu qaadi kartid waa in aad mar waliba la socotid youtube-kaaga, waa in aad maalin waliba muuqaal aad soo galiso, sababtoo ah youtube marka hore waxaa u soo gashay in aad nin caan ah ka noqotid oo aad lacag fara badan aad ka sameysid oo aad sida aad ugu bixi la heyd noolasha faqriga ah, waa ogtahy waxa aad youtube u soo gashay, ka dhabay yoolkaaga iyo hadafkaaga.


Haddii aad sidaan sameyn waysid wax faaidaha ma helaysid, haddii aad maalin waliba muuqaal soo galin waysid wax miro-dhal,ah ma helaysid sababtoo ah waa adiga caajisayay sida miro-dhal ku heshaa hana ka caajisin howshaada wax faa'ido ah ma helaysid.


Hadii aad sameysid wax yaabahaan aan kuu soo sheegay waa hubaal in youtube-kaaga uu kor u kici doono muddo 1bil-3bil, isku in aad hadalkeyga qadato hadii aad i raacdo waa hubaal in uu youtube kaaga kor u kici doono.

SHURUUDAHA YOUTUBE


shuruudaha la iska rabo in aad youtube lacag kaga samaysid waa kuwaan hoos ku xusan.

1000 Subscribe waa in aad heysataa.
✓ 4000 watch hours waa in aad heysata.

Shuruudaha la iska rabo dhan waa labadan shuruuduud.

youtube ma dhib badno sida facebook, instegram, oo kale


hadii aad gaarto shuruudaha la iska rabay oo aad buuxiso waxaa laguu furi doona lacagta 

Post a Comment

0 Comments